DEG DEG: Afayeenkii Golaha iskaashiga Maamul Goboleedyada oo iscasilay

0
War  goor dhaw nasoo gaaray ayaa sheegaya in Afayeenkii Golalaha iskaashiga Maamul Goboleedyada Cabdullaahi Shiikh Xasan uu iska casilay xilkaasi.
Cabdullaahi Shiikh Xasan ayaa iscasilaadiisa ku sheegay in ay ku kaliftay kadib markii Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya uu iscasilay waxa uu sheegay in uusan xilka afayeenimo ee Golaha iskaashiga maamul Goboleedyada uusan sii heyn karin maadama uu meesha ka baxay Madaxweynihii keynsaday sida uu sheegay.
Iscasilaadan uu sameeyay Afayeenkii Golaha iskaashigaaayaa ayaa imaanayso wax yar uun ka dib markii uu Shariif Xasan Shiikh Aadan uu iska casilay xilka madaxweynenimo ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Shabakadda Shaaciye
Xafiiska Muqdisho
warkashaaciye@gmail.com

You might also like More from author

Leave A Reply