FIIRSO:-Yariisoow”Haddii aad tahay Siyaasi Qas Wade ah la soo Safo Al-shabaab Xag-xagasho lagaama Ogolaanayo”

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho ayaa Maanta aad u dhaliilsay Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah dowladda Federaalka Soomaaliya.
Waxa uu sheegay duqa muqdisho in dadka Mucaaradka ah laga doonayo inay la soo saftaan Al-Shabaab ama xag-xagashada ka dayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya.
“Gudoomiyaha Gobalka Banaadir,Cabdiraxman Yariisow ayaa mar walbo ku hadla hadalo aan laga fiirsan oo gef ku ah qeybaha Bulshadda gaar ahaan Xildhibaanada Siyaasiyiinta iyo Odayaasha dhaqanka kadibna ka cudur daarta.

MAHAAN KA FIIRSO

https://www.facebook.com/dalsantv/videos/191937034962791/

Shabakadda Shaaciye
Xafiiska Muqdisho
warkashaaciye@gmail.com

You might also like More from author

Leave A Reply