FIIRSO-:Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Farmaajo” wuxuu noqday Madaxweynahii ugu horeeyay ee u gacan geliya Cadow Walaalkiis!!

0
Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha Xukumadda Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre Mudane Cabdi Faarax Juxa, ayaa sheegay in Taarikhda markii u horeysay ee Madaxweyne Villa Somalia jooga oo Calanka Soomaaliyeed, Hoos fadhiya ee u gacan geliya Cadow Walaalkiis noqday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
“Farmaajo ayaa noqday Madaxweyne baal madoow ka galay Taarikhda Soomaaliya, kadib markii uu Halgame Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax u galan galiyay Dowladda Itoobiya taaso aay si weyn ugu xumaaden shacabka Soomaaliyeed.

MAHAAN KA FIIRSO JUXA OO SIR KASHIFAY

Shabakadda Shaaciye
Xafiiska Nairobi Kenya
warkashaaciye@gmail.com

You might also like More from author

Leave A Reply