FIIRSO:-Hir-shabeelle oo Ansaxiyey Qodobabada Hindise Sharciyeedka Shaqaalaha Rayidka ah

0

Baarlamaanka Maamul Gobaleedka Hir-shabeelle oo Ansaxiyey Qodobabada Hindise Sharciyeedka Shaqaalaha Rayidka ah.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeele Cismaan Barre oo sanadkii ugu danbeeyay fadhiid ka dhigay Baarlamaanka Maamulkaasi deegaanna ka dhigtay Magaalada Muqdisho ayaa haatan u muuqda in uu is badal la yimid kadib la xisaabtan ugu yimid mudanayaasha Hirshabeele.

MAHAAN HOOSE KA FIIRSO

Shabakadda Shaaciye
Xafiiska Muqdisho
warkashaaciye@gmail.com

You might also like More from author

Leave A Reply