FIIRSO:-Gudoomiyaha Wadajir “oo amaan kala dul dhacay Maamulkii Hore!!

0

Gudoomiyaha degmada Wadajir Sheekh Cumar Cabdullaahi Xasan oo ka hadlayay Xaflad dib loogu furayay Xarunta Degmada Wadajir oo qarax gudaheeda lala galay ku bur burtay ayaa amaan kala ducay Maamuladii Hore degmada Wadajir.

Gudoomiyaha Degmada Wadajir ee Gobalka Banaadir “ayaa sidoo kale sheegay in Mar dhow la xaqiijin doono nabad galiyadii Degmada Wadajir.

MAHAAN KA FIIRSO

Shabakadda Shaaciye
Xafiiska Muqdisho
warkashaaciye@gmail.com

You might also like More from author

Leave A Reply