Cadaado oo laga mamnuucay in shirar lagu qabto!!

0
Gudoomiyaha Cusub ee Degmadda Cadaado Cabdi kariin Maxamed Cilmi ayaa Warqad ka soo baxday Xafiiskiisa Ku amray in Wax Shirar ah iyo isu imaad lagu qaba Karin Magaaladda Cadaado iyadoo aan Fasax laga heysan Maamulka.
43595962 284824332136291 1233076194329493504 N
43595962 284824332136291 1233076194329493504 N

You might also like More from author

Leave A Reply