FIIRSO:- Hooyo Shukri G/Yariisow “54 kun oo dollar hadii aadan dhiibin gurigiina ma helaysaan!!

0
“Maalmahii ugu danbeeyay Magaalada Muqdisho waxaa ku soo badanayay dadka ka cabanaya Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow, iyaga oo ku eedaynaya in dhulal aay leeyahiin ku xujeeyay lacag laalush ah.
“54 kun oo dollar hadii aadan dhiibin gurigiina ma helaysaan” ayuu nagu yiri Gudoomiye Yariisow sidaas waxaa yiri Hooyo Shukri oo gurigeeda xoog looga haysto sida ay sheegtay .
Gudoomiye Yariisow oo horey loogu eedeyay in uu iibsaday dhulal dan guud sida Kawaanka Malayga dhulka Jasiira iyo iskuul sare Howlwadaag ayaa haatan bilaabay in uu lacago waydiisto dadka dhulalka laga heysato taaso lagu macneeyay boob.

MAHAAN KA FIIRSO HOOYO SHUKRI

You might also like More from author

Leave A Reply