DHAGEYSO: Dood ka dhalatay hadalkii gudoomiye Yariisow

0
Dood ayaa ka dhalatay hadal uu sheegay gudoomiyaha gobolka Banaadir, kaasoo ahaa in xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ay ku howlan yihiin in la siidaayo dadkii degmada Yaaqshiid ku gubay Marxuum Axmed dowlo.
Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa guddoomiye Yariisow ka dalbaday in uu keeno Cadeynta hadalkii uu sheegay, waxaana ay sheegeen in loo baahan yahay  in aan loo gafin golaha Shacabka.
Haddaba dhageyso  Warbixin ku saabsan dooda ka dhalatay hadalka Gudoomiye Yariisow.

You might also like More from author

Leave A Reply