FIIRSO:-Sheekh Shariif Muxuu ka yiri dhacdooyinka Muqdisho ka dhacay!!

0
Madaxweynihii hore Dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif  Sheekh Axmed ayaa dhacdadii xaafada Towfiiq wiilkii lagu gubey kutilmaamey arin aan Diinta Islaamka iyo Dhaqanka Soomaaliyeedba kasoo horjeedo ayna tahay in si wada jir ah looga hortago.
Sidoo kale Madaxweyne Sheekh Shariif waxaa uu guud ahaan uga tacsiyeeyey dadkii wax kugaareen dhacdooyinkii maalmahaan Muqdisho kadhacaayey.

MAHAAN KA FIIRSO

You might also like More from author

Leave A Reply