Xildhibaanada Hirshabelle oo u yeeray Madaxweyne Waare!!

0
Xildhibaan Cali Cismaan Ibraahim ka mid ah baarlamaanka Hirshabellle ayaa shegay in ay u yeereen Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare.
Waxaana la sheegay in wax laga weydiin doono xaalada Amni ee deegaanada maamulkaasi iyo sababta keentay inuu wax ka qaban waayo balan qaadyadii uu sameeyay madaxweyne Waare.
Sidoo kale Xildhibaanka ayaa waxaa uu tilmaamay in ay la xisaabtami doonaan Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi waare,iyadoona haatan uu jooga madaxweynaha magaalada Muqdisho.
Shabakada Shaaciye
Xafiiska Muqdisho Somalia

warkashaaciye@gmail.com

You might also like More from author

Leave A Reply