TOOS U DAAWO:- Xaaladda Xarunta Degmada Hodan Oo Uu Goor Dhaweyd Qaraxa Ka Dhacay

0
QARAX qasaaro geystay ayaa ka dhacay xarunta degmada Hodan ee gobolka Banaaddir.
Dhimasho iyo dhawaac waxaa dheer burburka dhismayaasha, deriska la ahaa xarunta iyo laftigeed.
Haddaba daawo muuqaalka saxda ee hadda ka jira goobta.

You might also like More from author

Leave A Reply