DHAGEYSO:- Md Kuxigeenka Puntaland Oo Mowqif Adag Ka Istaagay Shirka Kismaayo

0
Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntaland Soomaaliya Mudane Cabdixakiim Cameey ayaa saxaafadda ay weyddiisay waxa uu kala socdo shirka magaalada Kismaayo ka socda ee uu Gaas ka qeyb galay.
Mudane Cameey ayaa sheegay in uusan ictiraafsaneyn shirkaas islamarkaana uu yahay mid aan wax dan ah ugu jirin shacabka Soomaaliyeed iyo kan Puntland toona.
Haddaba yaaanan war kugu daalin e, dhageyso madaxweyne kuxigeenka Puntland mudane Cameey.

You might also like More from author

Leave A Reply