DAAWO:- Wareysi Ay Laanta Afka Soomaaliga Ee VOA da La Yeelatay Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakur

0
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah siyaasiyiinta ugu saameynta badan Soomaaliya ayaa safar kumaraya qeyba badan oo kamid ah dalka Mareykan ka.
Haddaba laanta Afka Soomaaliga ee VOA da xarunteeda dhexe ayuu tegay halkaas oo uu ku siiyay wareysi maqal iyo muuqaal ah.
Yaanan hadal kugu daalinin e daawo wareysiga siyaasiga.

You might also like More from author

Leave A Reply