Sawirro:Rag Maandooriyaha halisa ka Ganacsanayey oo gacanta lagu dhigay!

0
Magaalada Kismaayo ee  Xarunta KMG ah Jubbaland waxaa lagu soo bandhigay Rag lagu soo qabtay in ay ka Ganacsanayeen Maandooriyaha Xashiishada.
Howlgal Ciidamada Booliska Jubbaland ka sameeyeen Magalada Kismaayo ayaa waxa ay ku soo qabteen laba Nin oo Gacanta kula jiray ka Ganacsiga Maandooriyaah Xashiishada.
Saraakiil ka tirsan Booliska Jubbland oo goobjoog ka ahaa Goobta lagu soo bandhigay Raggaas ayaa waxa ay sheegeen in dhawan Maxkamad la soo taagi doono si cadaalad ay u helaan.
Horay ayaa dhowr Ciidamada Booliska Jubbaland waxa ay Gacanta ku dhigeyn Rag isticmaalayey,isla markaana ka Ganacsanayey Maandooriyaha Xashiishka.
1 24
1 24
2 22
2 22
3 17
3 17
4 14
4 14
5 12
5 12

You might also like More from author

Leave A Reply