DEG DEG:- Wasiir Ka Tirsan xukuumadda Kheyrre Oo Shaqa Joojin Lagu Sameeyay

0
 Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo shaqo ka joojin ku sameeyay wasiir ku xigeenka Arrimaha dibadda XFS mudane Mukhtaae Mahad Daa’uud.
Shaqa Joojinta ayaa timid kaddib markii lagu soo eedeeyay is daba marin iyo musuq todobaadkan bilowgiisa.
Wareegto kasoo baxday xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay in shaqada looga joojiyay wasiirka.
Wixii warar ah dib kala soco.

You might also like More from author

Leave A Reply