Halkan ka daawo warbixin laga diyaariyey 20 sano kaddib qaraxyadii Nairobi iyo Daresalaam “

0
Labataan sano kaddib qaraxyadii khasaaraha badan geystay ee lala beegsaday safaaradaha Mareykanka ee Nairobi iyo Dar es Salaam, waa sidee saameynta dhacdooyinkaas?
Warbixintan  cajiiba oo laga diyaarshay saameynta kala duwan ee qaraxyadaas ku yeesheen dalka Kenya 20 sano kadib  dad ku dhaawacmay oo ka sheekeynaya.

Halkan ka fiirso warbixin laga diyaariyey 20 sano kaddib qaraxyadii Nairobi iyo Daresalaam

You might also like More from author

Leave A Reply