FIIRSO: Arday RW:Kheyre Hortiisa eed-Culus ugu sheegtay Safaarada Somalia,Suudan kadibna oohin Madaxa qabsaday!

0
Ardayda Soomaaliyeed, ee ku dhaqan Dalka Suudan ayaa Xaflad uu ka soo qeyb galay Ra’isulwasaaraha Xukumadda Soomaaliya, Xasan  Cali Kheyre hortiisa eedeyn culus ugu jeediyay Masuuliyiinta Safaarada Soomaaliya, ee Dalka Suudan.
Ardayda ayaa sheegay in Safaarada iibsato waxbarashadda lacag la,aanta ah ee la siiyo ardayda Gudoomiyaha ardayda Somaliyeed, ee sudan  cabdulqadir suldaan ayaa isaga qudbad ka hor jeedinayay madal u fadhiyay R/wasaare Kheyre oohin jabsaday isaga oo ugu baaqay in dhaqsi lagu badalo masuuliyintaasi oo uu ku eedeyay in aay musuq maasuq xooggan ku kaceen.

HALAAN HOOSE KA FIIRSO

You might also like More from author

Leave A Reply