Dhageyso Wareysigii Ugu Dambeyay Ee Lala yeeshay Naftii Haligihii Isku Qarxiyay Wasaaradda Amniga Iyo Arrimaha Gudaha!!

0
Cabdullaahi Macalin Mukhtaar, Wuxuu ahaa naftii haligihii fuliyay weerarkii xarumaha wazaaradaha Amniga iyo arimaha gudaha ee magaalada Muqdisho.
Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo uu si xawaare ah u kaxeynayey ayuu ku dhuftay ganjeelka dhismaha taas oo ay ku ku waxyeeloobeen dad aan waxba galabsan oo goobta ka dhowaa.
Cabdullaahi waa naftii halige 21 sano jir ah oo ka dhashay beesha Hadame ee beel weynta Raxanweyn, kana soo jeeda magaalada Rabdhuure.
Haddaba Linkiga Hoose ka dhageyso wareysigii ugu dambeyay ee lala yeeshay naftii haligihii geestey weerarkaas.

You might also like More from author

Leave A Reply