Dhageyso Faaqidaad:- Isbaddalka Ethiopia Iyo Gobolka Soomaalida!!

0
Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay isbeddellada ka socda dalka Ethiopia iyo saameynta ay ku yeelan karaan gobolka Soomaalida, iyo xaaladda iminka ee gobolkaas. Waxaa soo jeedinaya Jacfar Kuukaay oo ka tirsan VOA qeybteeda Afka Soomaaliga.
HAddaba hoos ka dhageyso doodda, oo xuquuqdeeda ay leedahay laanta af Soomaaliga ee VOA.

You might also like More from author

Leave A Reply