DEG DEG:- Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay hotel SYL Muqdisho!

0
Warar hordhac ah ayaa laga helayaa magaalada Muqdisho kaas oo sheegaya in qarax xooggan uu ka dhacay aagga Hotel SYL Muqdisho.
Gaadiidka Gurmadka deg degga ee AMBALASTA ayaa laga maqlayaa aagga ay wax ka dhaceen.
Wixii Faahfaahin ah nala joog, dib ayaan idinkala socodsiin doonnaa inshallah.

You might also like More from author

Leave A Reply