DEG DEG:- Madaxweyne Farmaajo Oo sameeyay Xilka Qaadis!

0
Madaxweyne Farmaajo ayaa xilalka ka qaaday Guddoomiyeyaashii Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxkamada Racfaanka.
Laba mas’uul ayaa isla durbadii loo magacaabay xilalkaas, wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha.
Arrintan waxa ay imaaneysaa iyada oo 40 maalin uu laga joogo xilligii la magacaabay guddoomiyaha Maxkamadda sare ee qaranka, taas oo laftigeeda sifada loo maray dood badan laga keenay.
Magacyada garsoorayaasha la magacaabay dib ayaan idinkala soo socodsiin doonnaa inshallah.

You might also like More from author

Leave A Reply