DAAWO SAWIRRADA:- Madaxweynaha Eriteria Oo Si Wanaagsan Loogu Soo Dhaweeyay Adis Ababa

0
 Siad Afwerki madaxwaynaha waddanka Eriteria ayaa maanta markii ugu horreysay booqasho rasmi ah ku tegay dalka Ethiopia.
Todobaadkii hore ayey ahayd markii safxad cusub ay u bilaabantay siyaasadda labada dal ee Ethiopia iyo Eriteria.
Booqashada ayaa imaaneysa xilli Asbuucii hore R/W Abiy Axmed uu booqday Asmara.
Haddaba daawo sawirrada soo dhaweynta Afwerki ee Adis Ababa.

Fb Img 1531560100236

Fb Img 1531560108435

Fb Img 1531560097382

Fb Img 1531560097382

You might also like More from author

Leave A Reply