Barack Obama Oo Todobaadkan Booqasho Ku Tegaya Mid Kamid Ah Dalalka Qaaradda Afrika (Haddaba Waa Dalkee?)

0
Madaxweynihii hore ee dalka Mareykan ka mudane Barack Obama islamarkaana ahaa madaxweynihii ugu horreyay oo madow ah oo dalkaas madax ka noqday ayaa todobaadkan kusoo wajahan qaaraddii uu ab ahaan kasoo jeeday ee Afrika.
Obama ayaa fasaxa xilliga Xagaaga kusoo xagaa baxaya dalka Koonfur Afrika oo kamid ah dalalka ugu waa weyn qaaradda Afrika.
Mr Barack ayaa isku diyaarinaya in uu jeediyo khudbaddii Sannad laha ahaa ee ku saabsaneyd mudane Nelson Mandela kaas oo todobaadkan loo dabaal dagayo dhalashadiisa.
Dhammaadka todobaadkan ayaa loo dabaal dagi doonaa 100 sano guuradii kasoo wareegatay Mudane Nelson Mandela dhalashadiisa.
HAddaba hoos ka eeg Obama oo Twitterkiisa ku caddeynaya booqashadiisa.

This week, I’m traveling to Africa for the first time since I left office – a continent of wonderful diversity, thriving culture, and remarkable stories. As I prepare for this trip, I wanted to share a list of books that I’d recommend for summer reading: https://t.co/W4Jc0N23iy

— Barack Obama (@BarackObama) July 13, 2018

You might also like More from author

Leave A Reply