DAAWO:- Muuqaalka Jirddilka Iyo Afduubka Afhayeenka Galmudug!!

0
Waxaa la helay muuqaalkii laga duubay afhayeenka maamulka Galmudug Mudane Cabdillahi xaashi Roob Da’ay. kaas oo sheegay in fal anshaxummo u dhow ay kula kaceen qaar katirsan ciidanka nabad sugidda qaranka.
Haddaba muuqaalka waxa uu u muuqda mid muran kale dhalin kara maaddaama uu u egyahay mid la is ogyahay, oo jiritaankiisa la beenin karo.
Hoos ka daawo muuqaalka.
 

You might also like More from author

Leave A Reply