FIIRSO: Gudoomiye Yariisow oo ganacsatada Hawiye u hanjabay Afarta jardiin iyo Beerta Nabadda?

0
Shaaciye.com-Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo baabi’iyey heshiisyadii ay Dawladdii Xasan Sheekh Maxamuud ku bixisay Jardiinooyinka kadib markii aay codsadeen Ganacsato u dhashay Beesha Mareexan in lagu wareejiyo dhulkaas lagana bur buriyo Ganacsato Beesha Hawiye ee lacagaha baddan galshay.
Sababaha loo baabi’iyey heshiisyadaas ayuu ku sheegay in markii heshiisyada la gelayey aan loo marin tartan furan,sidaasna ay sharcidarro ku noqdeen.

HALKAAN HOOSE KA FIIRSO

You might also like More from author

Leave A Reply