Madaxweyne Farmaajo Oo Bilashada Bisha Shawaal Ugu Hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyed

0
madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdillahi Farmaajo ayaa shacabka ugu hambalyeeyay bilashada bisha Shawaal.
maalinta berito ah waxaa loo dabaal degi doonaa curashada bisha shawaal waxaana dunida Muslim ka ah loo asteeyay in ay noqoto Ciidda Fitriga.
si kastaba ha ahaatee madaxweynaha ayaa u rejeyay shacabka Soomaaliyeed in ay barwaaqo iyo baraarre ku noolaadaan.

You might also like More from author

Leave A Reply