Sawirro: Xabsi iyo Xarumo ay ku shaqeeyaan Garsoorka oo duleedka Muqdisho laga dhisaayo”

0

Shaaciye.com-Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guud Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maanta kormeer ku tagay qeybo kamid ah Baraha Ciidanka ammaanka ay ku leeyihiin qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir.

Labada Taliye, ayaa tagay Xaafado ku yaallo duleedka Magaaladda Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeyso Taliska Asluubta iyo Sarkuusta, halkaasi oo dhowaan la qorsheynayo in laga dhiso Saldhig Boolis, maadaama ay sii ballaaraneyso Muqdisho, Xaafadahaasina aysan laheyn Saldhig.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guud Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko , Taliyaha iyo taliye ku xiggeenka Qeybta Booliska G/banaadir iyo Saraakiil kale, ayaa sidoo kale kormeeray halka uu marayo Mashruuc ka kooban Xabsi iyo Xarumo ay ku shaqeeyaan Garsoorka oo ka dhismaya KM7 Ex Xaruntii hore ee Taliska Ciidanka Asluuba Soomaaliyeed.

Img 8819
Img 8819
Img 8821
Img 8821
Img 8822
Img 8822
Img 8824
Img 8824
Img 8834
Img 8834
Img 8835
Img 8835
Img 8847
Img 8847
Img 8852
Img 8852
Img 8857
Img 8857
Img 8860
Img 8860
Img 8866
Img 8866
Img 8869
Img 8869
Img 8885
Img 8885
Img 8895
Img 8895
Img 8914
Img 8914
Img 8917
Img 8917
Img 8932
Img 8932
Img 8943
Img 8943
Img 8947
Img 8947
Img 8950
Img 8950
Img 8955
Img 8955
Img 8958
Img 8958
Img 8960
Img 8960

You might also like More from author

Leave A Reply