Daawo Sawirrada Kim Jong Un Iyo Donald Trump Oo Kulankii Ugu Horreyay Qaatay

0
Madaxwaynaha maraykanka Donald Trump iyo hogaamiyaha kuuriyada waqooyi Kim Jong-un ayaa kulmay subaxnimadii hore ee saakay gudaha jasiiradda sentosa ee Singapore.
Mr. Trump waxa uu yiri “Mudane Guddoomiye, waa sharaf aad u weyn inaan kula joogo, waan ogahay inaan guul weyn soo hoyinayno, waxaan xallin doonaa dhibaato weyn, waa arin aad u weyn – illaa iyo xilligan aan la xalin Karin, waxaan u shaqeynaynaa wadajir, waan guulaysanaynaa”
Kim waxa uu yiri ” waxa ay ahayd arrin adag inaan halkan imaado, waagii hore dhaqankayagu masaamaxayn arinkan waxa ay ahayd caqabad laakin waan kasoo gudubnay waana aan joognaa maanta waan guulaysan doonnaa”
Waa gacan qaad taarikhi ah waxa larajaynaya kahadlidda hubka nuclearka inay tahay qodobka ugu wayn waa kulan aad u muhiim ah.

Fb Img 1528777669407

Fb Img 1528777682148

Fb Img 1528777678741

You might also like More from author

Leave A Reply