Sawirro:-Axmed Madoobe oo kormeeray Xarunta Cusub ee Nabadsugida Jubbaland

0

Shaaciye.com-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa booqday xarun Cusub oo loo dhisayo Hay’ada Nabadsugida iyo sirdoonka Jubbaland.

Xaruntan ayaa hada dhamaystirkeedu uu socdaa iyadoo heerar kala duwan soo martay.

Taliyaha Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Jubbaland khaalid sheekh Cabdulaahi ayaa Madaxweynaha kormeerkan ku weheliyay.

Axmed MAdoobe oo la hadlayay Saraakiisha Ciidanka Nabadsugida eek u sugan Xarunta ayaa shegay in looga baahan yahay ka qeyb qaadashada sugida amniga iyo ka jawaab bixinta falalka la xiriira amnidarrada.

1 32
1 32
3 31
3 31
4 3
4 3
4 27
4 27
5 19
5 19

You might also like More from author

Leave A Reply