DHAGEYSO: Yaa dila Saraakisha Ciidanka VOA oo Warbaxin ka diyaarisay Xog Xasaasiya Shabaab iyo Dowladda oo isku milmay?

0

Shaaciye.com- Idaacada Laanta Afka Soomaliga ee VOA oo warbaxin xasaasiya ka diyaarisay Ciidanka Dowladda Fedaraalka ee uu Madaxweynaha ka yahay Farmaajo iyo Kooxda Al shabaab oo isku milmay.

Idaacada VOA ayaa sidoo kale warbaxintaan ku baahisay xog ku saabsan sida loo dilo Saraakisha Dowladda Fedaraalka Soomaaliya,  iyo sida Al shabaab Ciidaanka Dowladda ugu milmeen ugu dhex dilaan qofka iyaga la shaqeyn.

HALKAAN KA DHAGEYSO HOOSE

You might also like More from author

Leave A Reply