FIIRSO: Xaaf iyo Sheekh Shaakir oo Shirka Baydhabo wada tagay iyo soo dhoweyn cajiiba?!

0

Shaaciye.com-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxa Xukumada Galmudug Sheekh Shaakir Cali Xasan oo ka hadlay sida loogu soo dhoweeyay Magaalada Baydhabo.

Madaxda Maamulka Galmudug oo u tagtay Magaalada Baydhabo ka qeyb galka Shirka amniga Qaranka oo ay ka qayb galayaan madaxda dowladda iyo kuwa maamul Goboledyada dalka ka jira ayaa si ka duwan Madaxda Maaamul gobaleedyada kale loogu soo dhoweeyay halkaasi.

HALKAAN HOOSE KA FIIRSO

You might also like More from author

Leave A Reply