Sawirro:- Jameecada Masjidka Towfiiq Oslo Oo deeq gaarsiisay Masjid ku yaala Muqdisho

0

Jameecada Masjidka Towfiiq ee ku yaala caasimadda dalka Norway ee Oslo ayaa deeq gaarsiisay Masjid ku yaala degmada Yaaqshiid ee gobalka Banaadir.

Deeqdan Jameecada Masjidka Towfiiq ay gaarsiiyeen Masjidka ku yaala Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka mid ah cod baahiyayaal iyo qalab kale.

Jameecada Masjidka Towfiiq ayaa sidoo kale ka qeyb qaadatay dhismaha Masjidkan cusub oo laga hirgeliyay degmada Yaaqshiid ee gobalka Banaadir.

M1

M2

M3
M3

 

You might also like More from author

Leave A Reply