Akhriso:-War-Murtiyeed laga soo saaray shirka Golaha Iskaashiga dowlad goboleeyada dalka, laguna eedeeyay…

0

Waxaa maanta si rasmi ah  magaaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulka Koonfur Galbeed loogu soo gabagabeeyay shirka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka, kaas 13-16-kii bishan ka socday magaaladaasi.

War-Murtiyeed laga soo saaray shirkaasi ayaa eedemo kala duwan loogu jeediyay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Halkan hoose ka Akhriso:-

10
10
11
11
12
12

You might also like More from author

Leave A Reply