La Taliyihii Dhinaca Warfaafinta R/Wasaare Khayre oo Iscasilay?

0

Shaaciye.com-La Taliyihii dhinaca warfaafinta ee Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre C/qaadir Cashir Nadaara ayaa shaaciyay in uu iscasilay.

Sida ay sheegayaan wararka Nadaara ayaa  warqada shaqo ka tagistiisa uu u gudbiyay Ra’isul Wasaaraha,wuxuuna haatan ku sugan Magaaladda London..

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in C/qaadir Cashir Nadaara uu u taagan booska xildhibaano ee uu beneeyay Agaasimaha hay’dda Nabadsugida iyo sirdoonka qaranka Xuseen Cismaan Xuseen, oo doorashadda kursigaas lagu qaban doono Magaaladda Baydhabo.

Nadaara ayaa u qaabilsana Xasan  Khayre in Baraha Bulshadda dadka isticmaala, lacagaha loogu dhiibo si loogu xayeeysiiyo Khayre iyadoo sidoo kale dadka siyaaadiisa ka soo horjeedo R/wasaare Khayre loogu dhaleeceeyo.

You might also like More from author

Leave A Reply