Siyaasi Xasan Muusey oo Garasbaaley tegay Maxow ku soo arkay?

Waxaan  tagay Degmada Garasbaley oo aan kamaqnaa dhoowr bilood waxay samaysay horumar aan laqiyaasi Karin waxaa inta aan maqnaa deegaanku yeeshay laba Cisbitaal iyo laba Jaamacadood iyo Suuq cusub.

Garasbaley waxaan ku arkay bulsho aad iskugu xiran aadna isugu kalsoon una baahan in ay helaan waxa ay xaqqa u lahaayeen oo ah aqoonsiga Degmanimo maadaama ay buuxiyeen shuruudihii Degmo looga baahnaa .

Garasbaley waxaan utaagannahay in aan garab taagnaano horumarkooda iyo midnimadooda.

Mahadsanidiin
Hassan Abdikadir Mudey