SAWIRRO: Wasiirka Batroolka oo kulan la qaatay Danjiraha Norway ee Somalia ?

Shaaciye.com-Kulankaan oo looga hadlayey sida looga faa’iideysan karo  Kheyraadka, batroolka iyo tamarta iyo qaabka xirfada shaqaalaha wasaaradda sare loogu qaadi lahaa,  ayaa wasiirka wasaaraddaasi mudane C/rashiid Maxamed Axmed waxa uu la qaatay Danjiraha Dowladda Norwey ee u fadhiya soomaaliya.

Kulankaasi ayaa sidoo kale looga hadlayey xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal, waxaana sidoo kale  goob joog ka ahaa kulanka wasiir ku xiggeenka iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradaasi.

Danjiraha dowladda Norwey u fadhiya  Soomaaliya  danjire vebjorn Heines, ayaa  waxaa uu sheegay in Wasaaradda ay ka saacid  doonaan tababarida shaqalaaha, ayna siinayaan taageera joogto ah.

Wasiirka Wasaaradda  Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Soomaaliya Mudane C/rashiid Maxamed Axmed,  ayaa uga mahad celiyey Danjire  vebjorn Heines sida ay wasaaradda uga caawinayaan sare u qaadida Xirfadda shaqaalaha.

Vlcsnap 2018 05 09 16h35m51s135
Vlcsnap 2018 05 09 16h35m51s135
Vlcsnap 2018 05 09 16h36m05s126
Vlcsnap 2018 05 09 16h36m05s126
Vlcsnap 2018 05 09 16h36m21s135
Vlcsnap 2018 05 09 16h36m21s135
Vlcsnap 2018 05 09 16h36m47s178
Vlcsnap 2018 05 09 16h36m47s178
Vlcsnap 2018 05 09 16h37m09s966
Vlcsnap 2018 05 09 16h37m09s966
Vlcsnap 2018 05 09 16h37m48s520
Vlcsnap 2018 05 09 16h37m48s520
Vlcsnap 2018 05 09 17h19m20s316
Vlcsnap 2018 05 09 17h19m20s316