DAAWO Fadeexada Ra’iisul Wasaaraha Kheyrre Oo Si Jees Jees Ah Ula Hadlaya Askari Ka Tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed!!

0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo kamid ah madaxda lagu xanto in ay leeyihiin sifooyinka keligii taliska ayaa waxaa aad loo hadal hayaa hadal uu ku yiri mid kamid ah askartii uu u khudbeynayay shalayto.
Askari ayaa ka ag hadlaya iyadoo ra’iisul wasaaraha uu hadlayo, ha yeeshee falcelinta uu sameeyay ma ahayn wax laga filan karay mas’uul sidiisa oo kale.
Haddaba Daawo muuqaalka fadeexada ee ra’iisul wasaaraha.

You might also like More from author

Leave A Reply