Daawo Sawirrada:- Axmed Madoobe Oo La Kulmay Qalbi Dhagax

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo ku sugan Addis Ababa ayaa xabsiga ku booqday C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax, kaasoo 10 bilood ka hor dowladda Soomaaliya u gacan gelisay dowladda Itoobiya.
Axmed Madoobe ayaa la sheegay inuu ka codsaday dowladda Itoobiya inay xoriyaddiisa dib ugu soo celiso, lana sii daayo.
Si kastaba waa masuulkii labaad ee la kulma Qalbi Dhagax ka dib Sanbalooshe.
Haddaba hoos ka daawo sawirrada.

Fb Img 1525588336992

Fb Img 1525588343568