DAAWO:- Cabdiweli Gaas Vs Sheekh Mustafa Ismaaciil; Aqoonyahanka Aan U Baahannahay Waa Kuma?!!!

0
Dad badan oo dhaliilsan siyaasadda mudane Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa ku eedeeya in uu yahay qof aan kasoo dhalaallin doorkii aqoonayahannimo, maaddaama uu waxbarashada ka gaaray heerkii ugu sareysay.
Shahaaddada ugu sareysa adduunka ee PhD-da ayuu dhaqaallaha ka sameeyay, ha yeeshee waxaa lagu cambaareeyaa in uu yahay qof daniista ah oo tiisa uun yaqaanna.
Haddaba Sheekh Mustafe Ismaaciil oo kamid ah culimmada Soomaaliyeed oo ka hadlayay aqoonyahanka saxda ah ayaa yiri hadal qabanaya Cabdiweli Gaas iyo madaxda lamidka ah ee aqoonta sheeganaya.
Haddaba daawo muuqaalkan.

You might also like More from author

Leave A Reply