SAWIRRO: Doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka oo bilaaban rabta!

Shaaciye.com-Waxaa goor dhow lagu waddaa in ay bilaabato doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Musharaxiinta ayaa soo buux dhaafinaaya xarunta Golaha Shacabka, waxaana lagu waddaa in dhawaan Guddiga ay ku dhawaaqaan in doorashadda ay bilaaban rabto.

31503408 1281142158683599 7989549060088696885 N
31503408 1281142158683599 7989549060088696885 N
31519163 1281142248683590 1393360273817995271 N
31519163 1281142248683590 1393360273817995271 N
31530392 1281142195350262 7947318925536197167 N
31530392 1281142195350262 7947318925536197167 N
31718191 1281142282016920 1884740957374607515 N
31718191 1281142282016920 1884740957374607515 N