DEG DEG:- Musharrixii Ugu Horreyay Oo Tanaasullay Iyo Wararkii Ugu Dambeyay Ee Golaha Shacabka

Sheekh Aadan Madoobe oo kamid ahaa musharrixiinta guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka tanaasullay musharraxnimadiisa.
Waxaa weli socota qaban qaabadada doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliya taas oo maanta la filayo in ay ka dhacdo gudaha xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.
SHeekh Aadan MAdoobe oo horey usoo qabtay xilkan ayaa doonayay in uu markale u tartamo ha yeeshee wuxuu noqonayaa musharrxiii ugu horreyay ee tanaasula.
Xildhibaanka ayaa sheegay in uu raalli gelinayo mudanayaasha maaddaama uu is casilay xilli ay doonayeen in ay u codeeyaan.
Wax walba oo ku saabsan doorashada halkan kala soco.