SAWIRRO: Gurmad loo waddo Baledweyne oo gaaray Caasimadda Galmudug!

Waxaa Goor dhow Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug gaaray diyaarad siday Gargaar loogu tala galay dadka ku dhibaateysan Magaalada Baledweyne ee Caasimadda gobolka Hiiraan.

Garoonka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ku sugan Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo uu hoggaaminaayo Madaxa Xukuumadda Galmudug.

Diyaaradddaan ayaa sidda daawo, waxaana lagu waddaa in Gawaari looga qaado Caasimadda Galmudug.

Garoonkii Diyaaradaha Magaalada Beledweyne ayaa waxaa Fadhiisteen Biyo, waxaana suurgal aheyn in ay diyaarad ka degto.

31444870 10156011115817798 8505960452776491278 N
31444870 10156011115817798 8505960452776491278 N
31466670 10156011115822798 828223969661558183 N
31466670 10156011115822798 828223969661558183 N