Xeebta Liido Oo Sabab U ahayd In Aabbe Uu Dilo Gabadhiisa

Aabe ayaa gabar uu dhalay ku dilay guri ka agdhow xeebta liido ee degmada c/caziiz
gabadhaan dhimatay ayaa odayga sheegay inuu maaro uga waayay inay ka joogsato goobaha lagu caweeyo isla markaasna uu marar badan ka waanshay hase yeeshee ay diiday
goobta falku uu ka dhacay ee dilka ah ayaa hadda waxaa soo buux dhaafshay dadweyne falkaan ku soo baxay oo wada naxsan
ugu danbeyn dilalka qoysaska ayaa dhawanahan soomaaliya ku soo noq noqday todobaadkii hore ayeey aheyd markii nin xaaskiisa uu ku dilay jubaland kaasoo kiiskaas iminka wali u xiran
W/Q:- Mohamed Cabdulahi Jameeka