Waa Sidee Xaaladda Waddooyinka Gala Xerada Jeneral Gordan?

Gaadiidka dagaalka ee ciidanka dowladda ayaa buux dhaafiyay wadooyinka gala dugsiga Janaraal Gordan.
Baabuurta shacabka ayaa la baarayaa iyadoo laga raadinayo in ay sidaan agab laga soo bililliqeystay xerada Jeneraal Gorod.
Rasaastii ayaa joogsatay waxana xaalku u muuqdaa in yara dagan yahay.
Wixii warar ah oo kusoo kordha dib ayaan idinkala soo socodsiin doonnaa inshallah.