Ciidamada Ku Jira xerada Genaral Gorden oo Saakey u diiday saraakiil ka tirsan xooga dalka inay kala baxaan gaadiid militeri ayaa hada sida wararku sheegayaan waxaa weerar ku soo Qaadeen isla saraakiishii Saakey oo damacsanaa inay gaadiid kala baxaan xeradaasi,
Hada rasaas Xoogan ayaa ka socota aaga xerada ciidanka Jen Gordon oo xaruun u ah Guutada Daljir ee ciidanka xooga dalka soomaaliya.