Siyaasi Faarax Macallin Oo Soo Dhaweyn Qabiileysan Loogu Sameyay Muqdisho

Faarax macalin oo ah xildhibaan ka tirsan dowladda kenya ayaa soo gaaray magaalada muqdisho
Faarax ayaana waxaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wasiirka duulista Hawada mudane Cabdullahi Oomar oo ay isku heyb yihiin.
ugu danbeyn imaatinka faarax macalin ee muqdisho ayaa dhabar jab ku ah dowladda imaaraat-ka maadama uu dhowr mar ku cel celiyay in soomaaliya laga saaro imaaraat-ka