FIIRSO: Sheekh Shariif oo baxshay Wareysi Farmaajo ka naxshay?

Xiisadda udhaxeysa DFS & Imaaraadka ayaa gaaray heerkii ugu sareysay iyadoo Imaaraadku ka baxay Muqdisho.

Waxaa la xiray Xarumihii tababarka Imaaraadka ee Muqdisho iyo Isbitaalkii Sheekh Sayid oo ay Imaaraadku lahaayeen, sidoo kale, waxaa lasoo sheegayaa in la biliqeystay xarumihii ay Imaaraadku ka baxeen.

DFS ayaa wadahadal la furtay Imaaraadka, waxaase xaalada si xoogan ugu daray markii Sh Shariif uu gaaray Imaaraadka.

Wareysi uu bixiyay ayuu si adag uga hadlay arinta taagan, waxaana uu difaacay Imaaraadka, sidoo kale waxaa uu sheegay in dhowr mar iuu Farmaajo kala hadlay arintan.

HOOS KA FIIRSO WARAYSIGA