FIIRSO: Duqa Muqdisho ENG: Yariisow oo Khudbad Qiiro leh ka jeediyay shir Muqdisho laga furay?

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa magaalada Muqdisho maanta ka daah furay shirka kullanka wacyigelinta dhalinyarada.

Guddoomiye Yariisow oo khudbad muhiim ah ka jeediyay furitaanka shirka ayaa sheegay iney muhiim tahay in dhalinyarada laga wacyigeliyo waxyaabaha qatarta ku ah noloshooda.

MAHAAN KA FIIRSO

 

You might also like More from author

Leave A Reply