xildhibaan Cabdillahi Faarax Wehliye Oo Ku Guuleystay kursiga Duduble Ee maanta loo tartamay

0
Dhuumasareeb waxaa Maanta Xildhibaan loogu doortay Abdullahi faarax Wehliye oo 28 Cod kaga guuleystay lqba Tartame oo doorashada kula loo lamayey.
Codadku sidan ayey ahaayeen 28 Cabdullaahi wehliye oo guulestay ayaa helay, 17 Mideeye Musharax la yiraahdo ayaa helay, 3 Cod ayaa Halowday.
kursiga loo tartamayay waa kursiga beesha Duduble ee uu ka geeriyooday allaha u naxariistee Bootaan Ciise Caalim.

You might also like More from author

Leave A Reply