DEG DEG: Xildhibaan ku heyb ah R/W Khayre oo goordhow lacag Baddan kala baxay Bangiga dhexe!

0

Mid kamid ah Xildhibaanada Ku heybta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre kana soo jeeda Beesha Murusade oo goordhow bangiga dhexe kala soo baxay lacag Boqol iyo konton kun Dollar ah oo uu si deg deg ugu amray R/Wasaare Khayre sida ilo wareedyo muhiima ino xaqeejiyeen.

Lama oga ujeedka lacagta intaas la eg Xildhibanaankaasi loogu amray balse wararka qaar ayaa sheegaya in lagu abaal mariyay maadama uu door muhiima ka qaatay Mooshinkii laga waday Gudoomiyahii Hore Golaha Shacabka Prof: Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo cadaadis xooggan kadib iska casilay xilkaasi.

Lasoco Magaca Xildhibanaakaasi goordhow iyo xog dheeriya

You might also like More from author

Leave A Reply